Talaalka ayaa Dhammaanteen Ina Kulmiya!

0
668

Qaadashada tallaalku waxay ilaalineysaa xubnaha qoyskeenna ee nugul, sida odayaashayada iyo kuwa uurka leh. Sida ugu dhakhsaha badan ee aan iskaga tallaalno, ayaa fursadaha shaqo ee badan ayaa si dhakhso leh u soo celin kara dhaqaalahayaga maxalliga ah. Dowlada Seattle waxay shaqo ka haysaa saddex goobood oo talaal ah:

  1. The Lumen Field Event Center
    330 S Royal Brougham Way, Seattle, WA 98134, fur Arbacada iyo Sabtiyada, 11:15 subaxnimo ilaa 5:45 galabnimo. Ballanta looma baahna. (Pfizer)
  2. Rainier Beach Community Vaccination Hub
    8702 Seward Park Ave S, Seattle, WA 98118, furan 9 subaxnimo ilaa 4 galabnimo Isniinta ilaa Sabtida. Ballanta looma baahna. (Johnson & Johnson, Moderna, Pfizer)
  3. West Seattle Community Vaccination Hub
    2801 SW Thistle St, Seattle, WA 98126, furan 9 subaxnimo ilaa 4 galabnimo Isniinta ilaa Sabtida. Ballanta looma baahna. (Johnson & Johnson, Moderna, Pfizer)

Tallaallada COVID-19 waa BILAASH, loomana baahno kaarka aqoonsiga. Hadda wac si aad u ballansatid tallaalkaaga COVID-19!

https://www.seattle.gov/mayor/covid-19/vaccinations/vaccinations-somali?lang=so